Dowlada Turkiga oo si kulul u dhaleeceysey talaabo ay qaaday Israel

Wasaarada Arrimaha dibada Turkiga ayaa lagu cambaareeyay go’aanka Israel ee ugu fasaxsay Yuhuuda ku cibaadeysiga Masjidka Barakeysan ee Qudus. Bayaan ka soo baxay Wasaarada ayaa ku tilmaamay talaabada Yuhuuda mid abuureyso xiisad cusub iyo shaqaaqooyin ka dhex bilowda Falastiiniyiinta iyo Yuhuuda. Garsoore Israa’iil ah ayaa xukumay in Yuhuudda ay si aamusnaan ah ugu gudan karaan … Continue reading Dowlada Turkiga oo si kulul u dhaleeceysey talaabo ay qaaday Israel